top of page

FREE CALL

0016136864493

SKYPE  ID

MUSTAFE.SUDIAS

SKYPE ID 

MADINA-SCHOOLS

EMAIL 

NURALQURAN@OUTLOOK.COM

FACEBOOK 

macalin.mustafe.9

Walaalaha Muslimta  ah  meel walba oo ay dunnida ka joogaan waxaa loo hayaa Macalimiin Aqoon sare u leh Diinta Islaamka gaar ahaan Umadda Somaliyeed Adiga iyo qoyskaagaba qof yar iyo qof waynba Meelkasta oo aad joogto waxaan kuu haynaa macalin si toos ah kuu bari doona: Higaada Carabiga, Tajwiidka Qur’aanka, Xifdiga Qur’aanka, Fiqiga . Tawxiid ka , Luuqada Carabiga, Axaadiista, Axkaamta Diinta Islaamka , English , Xisaab . Waliba waxaad wax baran kartaa adiga oo Gurigaaga jooga iyo wakhti walba oo aad rabto. 

GUJI   HALKAN  SI  AAD ISKU  DIIWAN GALISO 

Qofkii ama ardaygii dhamaysta kooras ka mid koorasyada aanu dhigno ama bixino waxaanu gudoonsiin doonaa Shaahdo Anfaci doonta mustaqbalkiisa

dugsiga  waxa wax ka baran kara  Rag . Dumar iyo caruur ba  

  Abu  Hurayra  Online  Quran Academy

bottom of page